More Articles
Axad, November, 3, 2024 (HOL) - Wasiiru dowlihii Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa goordhaw shaaciyay inuu iscasilay, islamarkaana is casilaadiisa uu u gudbiyay Raysal Wasaare Xakuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.
Warkii oo dhan
Mogadishu (HOL) — Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed blasted President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday, questioning the feasibility of planned one-person, one-vote elections amid ongoing security challenges and condemning the administration's forced evictions in Mogadishu.
Full Story
Sabti, November, 2, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay nawaaxiga isgoyska Ex koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.
Mogadishu (HOL) — Somalia’s Parliament approved a one-month extension to its current session on Saturday following President Hassan Sheikh Mohamud’s request to delay lawmakers’ recess to tackle pressing election laws.
Jimco, November, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinaayay Agaasimaha hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Madaxa Hay'adda Sirdoonka Maraykanka (CIA) William J. Burns.
On November 1, President of the Republic of Azerbaijan Ilham Aliyev received the credentials of Fathudin Ali Mohamed, the newly appointed Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary of the Federal Republic of Somalia.
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Mogadishu (HOL) — Somali government has welcomed the United Nations Security Council's unanimous decision to transition the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) into a temporary mission over the next two years, beginning November 1, 2024.
The UN Security Council on Wednesday voted to begin a two-year withdrawal of its political mission in Somalia, which has been in the east African country for more than a decade.
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in Doorashooyinka madaxda dowlad goboleedyada la qabto Sebtembar 2025, taasoo ka dhigan in muddo sanad ah loo kordhiyay muddo xileedkooda.
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Soomaaliya ayaa sooo saartay amar uu dalka uga baxayo Cali Maxamed Aadan, oo hadda ah qunsul ku xigeenkan labaad ee Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya.
Hargeisa (HOL) — Somaliland's intelligence agency has launched an investigation into armed supporters of the ruling Kulmiye party, who allegedly intimidated people with pistols and guns during a rally in Hargeisa on Monday night.